Proverb - Mahmaaho - . Laxi shilalkay is dhigtaa lagu qalaa. click to refresh the page
Maanta Waa
Site of the day: Oxfam Great Britain in Somaliland
Headline news
WASIIR KUXIGEENKA WAXBARASHADA JSL OO 36 MACALLIN USOO XIDHAY TOBABAR
Posted Jul 17 2008
Wasiirku xigeenka wasaarada waxbaarashada Md Ismaciil Muxumad Madar ayaa manta tababar socday mudo 14 cisho ah ugu soo xidhay 36 macalin oo ka kala socda Tuuloyin ka gobolka Maroodi jeex , xaruunta xafiiska manahijta ee magaalada hargeisa ...
GUDOOMIYAHA XISBIGA UCID OO SHAHAADOOYIN GUDDOONSIIYAY ARDAY KA QALIN JABISAY DHAMBAAL INSTITUTE
Posted Jul 17 2008
Gudoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa manta xarunta Haya”ada shaqalaha dawlada ku gudoonsiyey shahaadooyin 80 arday oo ka qalin jabiyey Dugsiga barashada computerka ee dhambaal Information Technolgy ee magaalada hargeisa ...
Furitaanka Shirweynaha Beesha Bariga Burco oo la Shaaciyey iyo Dareenka Xukuumaddu ka QabtoBurco (To
Posted Jul 17 2008
Guddiga qabanqaabada shirka beelaha B/bariga Burco Caaqil Ibraahim Ismaaciil Maxamed, ayaa shalay si rasmi ah shaaca uga qaaday in shirku ka furmayo degmada Garadag ee Gobolka Sanaag dabayaaqada bishan July, waxaannu ka digay dad uu ku tilmaamay kuwo dano gaar..
WASIIRKA QOYSKA OO MAANTA KULAN HAWLEED LAGU GORFEYNAYAY SHURUUCDA DADKA NAAFADA AH FURTAY
Posted Jul 16 2008
Wasiirka wasaarada Qoyska iyo horumarinta bulshada Marwo/Faadumo suudi xasan ayaa Maanta furtey Kulan Hawleed lagu Gorfaynayo siyaasada waxqabad iyo shuruucda dadka naadada ah, kaasi oo lagu qabtay Huteel Imperial ee magaaladan Hargeysa...
Guddiga Horumarinta Togdheer oo Dalbaday 50 Kun Dollar lagu Dhamaystiro Cisbitaalka 2aad ee Burco
Posted Jul 16 2008
Burco- Guddiga Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa ganacsatada, qurbo-joogga iyo dadweynaha ka dalbaday koton kun oo dollar oo ay ku dhammaystiraan cisbitaalka labaad ee dhismihiisu hadda gebagebada yahay ee magaalada Burco. ..
MARKAB SIDDA RAASHIN OO AY LEEDAHAY DAHABSHIIL OO BERBERA SOO GAADHAY
Posted Jul 15 2008
Markab sida in ka badan 2kun oo Mitirik Tan oo Raashin ah oo u Raran shirkadda Dahabshiil ayaa ku soo xidhay Dekedda magaalada berbera Iyadoo Doonyo Kalena ay ku soo jiraan Badda ...
AQOON-ISWEYDAARSI KU SAABSAN XEERKA DIIWAANGELINTA OO MAANTA DALKA LAGU QABTAY
Posted Jul 15 2008
Aqoon isweydaarsi ku saabsan Xeerka Diwaan Galinta Codbixiyeyaasha doorashooyinka Madaxtoyada iyo dawladaha Hoose ayaa Maanta lagu qabtay Huteel Emperial ee Magaalada hargeysa...
Eritrea: Isaias Afwerki on the Path to Chaos
Posted Jul 15 2007
Such as a stable Ethiopia and Somalia. And to deliver stability, it must first create instability throughout the Horn of Africa—including in formerly stable portions of Somalia, li....
Propagandist Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis, Can he change the history?
Posted Jul 15 2007
Recently, I read an article published by Propagandist Megalommatis trying to redefine the history in Somaliland and Somalia. He invents new terminologies like "Maakhir Land", "Stat....
XISBIGA UCID OO HAMBALYEEYAY SHARIKADDA DAHABSHIIL TALAABADA AY KA QAADAY KOR UKACA ASCAARTA MACEESH
Posted Jul 12 2008
Xisbiga cadaalada iyo daryeelka (ucid) wuxuu amaan iyo bogaadin u jeediyay shirkada Dahabshiil oo talaabo wax ku ool ah oo wadaninimo , ka dib markii ay soo waariday qaar ka mida raashinkii quutal daruuriga ahaa kuwo kalena jidka ugu soo jiraan , kaasoo jabiye..
SHIR JARAA,ID UU MAANTA QABTAY SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDI-QAADIR
Posted Jul 12 2008
Suldan Maxamed Suldan C/qadir ayaa galabta ku qabtay shir jaraa id hoolka shirarka ee hotel iskandaneefiya ee magaalada Hargeisa , shirkaasi jaraa id oo ku saabsanaa shaqaaqadi dhawaan ka dhacday magaalada Hargeisa kuna saabsanaa Riiga Biyaha ka baadhayey me..
SHIR JARAA,ID UU CAAWA QABTAY WASIIRKA GAASHAANDHIGA JSL KAGANA JAWAABAY WAR BBC DU SII DAYSAY
Posted Jul 12 2008
Wasiirka wasaarada Gashaandhiga JSL Md: C/laahi Cali Ibraahim ayaa caawa shir jaraa, id ku qabtay magaalada Hargeisa kaasi oo uu ku beeniyey war maanta laga sii daayey idaacada BBC da kaasi oo lagu sheegay inay Ciidamada somaliland ay ka soo baxayaan magaalada..
MADAWEYNAHA JSL OO MAAREEYE CUSUB UMAGACAABAY MADBACADDA QARANKS JSL
Posted Jul 12 2008
Madaxwaynaha JSL Md:Daahir Rayaale Kaahin ,waxa manta uu maareeye cusub u magacaabay madbacada Qaranka JSL ...
News Archives
Daallo Airlines
Has one of the largest networks in Africa and is driven by the ambition to serve its customers well by offering a cost effective and efficient service.


