Home / History / Baarlamaanka Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiska Imaaraadka Ee Saldhigga Malatari

Baarlamaanka Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiska Imaaraadka Ee Saldhigga Malatari

Baarlamaanka Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiska Imaaraadka Ee Saldhigga Malatari

Dalku waa iib Somaliland is for sell for higher bidder

Shacab Seexday iyo dawlad iimaan iyo xishood aan laheeyen. Heshiiska dawalada imaaradka iyo  sida anu shacabku waxaba uga qaban waa mid layaab leh. Allah mahad leh. Odaygan asaasaqa yaa ka qabta dalka. Arintan heshiiska ay dawladdu la gashay Dalka Imaaradka waa arin laga soo shaqeeyey mar aan dhaweeyen Madaxweeynaha asaasaqa ah wax uu ka ogyahay ma’jirto oo waa lasoo hordhigaa oo la yidhi saxeex madaxweeyene, arintani waa halis dalka somaliland ku soo biirtay. Shaqada laga helaayo meleteriga imaaraadka talow waa maxay, ma askrta imaaradka ayaanu ku biiray’naa oo dagaalka ay ku hayaan dalka yamanta ayaanu ka qayab galaynaa.

Shacaboow toos oo muuji dareenka aad ka qabto arintan, waxaad xaq u leedahay inaad mudaaharad silmi ah oo dalka oo dhan ah aad sameeyso oo qasriga madaxtooyada aad hor istaagto aad mujiso dareenkaaga. Kani waa dalkaagii sidaa loogu ciyaarayo.

 

Waxanu qaati yaa Allah ka joognay sicir barar iyo cadaalad daro iyo abaar,  hadana axa kuugu soo biiray in dalkaaga Carabi kugu gumaaysato. Somaliland’neey toos oo hurdada iyo maweeladda ka toos.

About admin

Mohamed Ghalib Musa is the founder of Somaliland Net and the chief editor. It's a human thing to work to together to achieve a common Goal and objectives, Let us work together and we will succeed.

Check Also

25 Sano ayaanu ka horeyney Somalia, Maalin kaliya na dhaafeen oo ay doorteen Farmaajo 

25 Sano ayaanu ka horeyney Somalia, Maalin kaliya na dhaafeen oo ay doorteen Farmaajo   ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *