Proverb - Mahmaaho - . soomaalidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo. click to refresh the page
Maanta Waa
Site of the day: Hearts India
Our Price: $50.50 (Special Order)
BEIJING 2008
Games of the XXIX Olympiad From the 8th August to 24th August 2008
The Beijing Games a gathering of young people who share the same goal and the same enthusiasm for sport. As well as inviting the finest athletes in the world to compete against each other, the Games will also provide a stage for China to present itself to the world during 16 days and 17 nights of sporting celebration.
New world record in the 100m & 200m set by the
Jamaica's superstar, Usain Bolt, complete a rare sweep of the sprint titles with gold in the 200, new world record of 19:30
Headline news
250 Arday Oo Ka Qalin-jabiyay Jaamacadda Hargeysa
Posted Aug 20 2008
Hargeysa (HWN)- Xaflad balaadhan oo Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay 250 Arday oo ka qalinjabiyey Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa ayaa manta lagu qabtay isla Xarunta Jaamacadda Hargeysa. Munaasibaddan qalin-jabinta oo ahayd mid si heersare ah loo ..
Somaliland parliament takes govt to task
Posted Aug 20 2007
Africanews - In the first week of August, the lower house of parliament heard testimonies concerning the current crises in the country's livestock trade from government ministers, the chamber of commerce, company agents of Al-Jabiri and loc....
WASIIRKA Daakhilaga oo Amray in wakaalada BIYAHA BURO KA MADAXBANAANTAHAY D/HOOSE Burco.
Posted Aug 20 2008
Wasiirka Arimaha gudaha Md.C/llaahi Maxamed Ciro ayaa qoraal uu soo saaray ku amray in wakaalada Biyaha Burco Ka madaxbanaan tahay D/hoose ee Burco,oo ay hoos tagi jirtay mudadii ay dhisnaydba.Munaasibad loo sameeyay Qoraalkaa wasiirku soosaaray,oo ay soo dhoo..
Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa toddobaadkii la soo dhaafay si rasmi ah u sheegtay inaanay awood u
Posted Aug 19 2008
Hargeysa - Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa toddobaadkii la soo dhaafay si rasmi ah u sheegtay inaanay awood u lahayn dhagaysiga dacwadda ay xukuumadda Somaliland ku oogtay guddoomiye ku xigeenkii hore ee Koomishanka doorashooyinka Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan o..
Ceerigaabo oo Lagu Qabtay Gaadhi iyo Rag Hubeysan
Posted Aug 19 2008
Ceerigaabo - Taliyaha Qaybta ee ciidanka Bileyska Gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen rag hubeysan iyo gaadhi ay wateen oo ka yimi dhinaca maamul-goboleedka Puntland. ..
In Support of Somaliland: An Open Letter to General Secretary of GCC
Posted Aug 18 2008
The Gulf Cooperation Council (GCC) was established on 25th May 1981 in Riyadh, Saudi Arabia between: Bahrain, Kuwait, Oman, Qatar, Saudi Arabia and UAE. These countries established open economy and common political agenda. This agreement came after all members..
Candlelight oo Tababar u Furtay Umuliso-dhaqameedyada Togdheer
Posted Aug 18 2008
Burco - Hay’adda waddaniga ah ee Candlelight ayaa magaalada Burco shalay tababar uga furtay 20 xubnood oo ka mid ah umuliso-dhaqameedka Gobolka Togdheer. ..
Shirkadda Dahab-shiil Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Keentay Raashin Jaban Oo Ay ugu Talo-Galeen Ramadaan
Posted Aug 18 2008
sida uu shaaca ka qaaday Maareeyaha Guud ee shirkada xawilaadaha lacagaha ee Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid, taas oo uu shaaca kaga qaaday in markab sida raashiin gaar ahaan bariis jaban ugu soo xidhay dekedda magaaladda Berbara shirkadda Dahabshiil...
Wasiirka Arrimaha Gudaha OO Beeniyey War Uu Maanta Qoray Wargeyska Jamhuuriya?
Posted Aug 14 2008
Hargeysa- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Ciro) ayaa si kulul u beeniyey war manta ku soo baxay wargeyska Jamhuuriya, warkaas oo sheegayey wareegto uu Madaxwaynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin; wareegtadaas oo lagu amraa..
XISBIGA KULMIYE OO JAWAAB CAD KA BIXIYAY EEDAYNTII WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA EE JSL KU EEDEYAY XIRSI
Posted Aug 11 2008
Xisbiga ugu weyn mucaaridka ee KULMIYE ayaa ku tilmaamay eedaynta Wasiirka Arrimaha Guduhu u jeediyey Xirsi Cali X. Xasan, Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka ee ah inuu xidhiidh la leeyahay ururka Al Shabaab mid aanu wasiirku caddayn u ha..
SARKAAL KA MID AH CIIDAMADDA BOOLISKA JSL OO SHEEGAY INAY QABTEEN GAADIID
Posted Aug 11 2008
BURCO- Taliyaha Qaybta Booliska ee Magaaladda Burco Axmed Maxamed Guutaale ayaa Daboolka ka qaaday inay Maanta Soo Afjareen Baadi Goobkii laga Daba Jiray Muddo Dhawr Maalmood ah Koox Dablay ah oo iksu Urursatay Waqooyiga iyo Bariga Magaalada Burco ...
WAR DEG DEG AH OO MAANTA MADAXTOOYADA KA SOO BAXAY
Posted Aug 11 2008
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu maanta Istiqaaladii ka aqbalay Wasiirkii Wasaarada Dib u Dejinta Somaliland..
SHIR AY SOO QABAN QABISAY XUKUUMADDA IYO BUURMADOW OO KA SOCDAY CAYNABO OO MAANTA LASOO GEBAGABEEYAY
Posted Aug 10 2008
Waxa Maanta Gobolka saraar ee Caynabo lagu soo Gabogabeeyey shir dhaqameedkii dadweynaha ku dhaqan Gobolka sarar ay kaga Tashanayaan aayahooga waxaanay kaga Tashanayeen mudadii uu socday shirkaasi waxanay shirkaasi oo maanta la Gabogabeeyey laga soo saaray q..
News Archives
Daallo Airlines
Has one of the largest networks in Africa and is driven by the ambition to serve its customers well by offering a cost effective and efficient service.


