Home / Media

Media

Burco City: Crossing the bridge.

FIKRAD - IDEA

Ideas are the way forward to establish a healthy society that share resources and advancement ideas to the betterment of their communities. Please Join us by corresponding with our web site with your ideas and how each and everyone of us can be benefit the community they live in.

Maxaad ku so kordhin kartaa oo fikarad ah, oo anfacaysa dadka iyo dalkaba, Sida loo ilaalin karo hantidda dalkaaga. Fikradada oo qoraal ah u soo dir web site kan kalana soo xidhiidh wixii fahfaaahin ah. Mahadsanid.


The Environment

Baro xaquuqdda biyadda aad ko nooshahay, waxa ilahay dalkeena hooyo ku manaysay khayraad aan la kobikari oo aad u farabadan sidaa darteed waxa qof walba ku waajib ah in loo hawal galo sida loo ilaalin la'haa biyaadda aynu ku noolahay.

Biyaadda waxayaabaha saameeya ee ku rida jahawareereka waxa ka mid ah nabaad guurka oo si aad uxoog badan u saameeya xoola dhaqatadda iyo dalka cimiladiisaba.

Dhirta la jarayo ee xaabada am dhuxusha loo istcimaalayo weligeenba waynu sameeyan jirnay lakiin sidan xad dhaafka ah ee dhirta loo jaraayo may jirin, sidaa ka'dib waxa hada soo baxay oo mudo farabdan socotay in dhirta la jaro geedkuu doono ha noqdo dabadeed dhuxul laga dhigo oo la iib geeyo siibatan Djibouti iyo Dalaka Imaaradka Carabta.

Waxa kale oo halkan lagaga wada hadlayaa sidii loo ilaalin lahaa Biyadda iyo Isticmaalka dhalinta korontadda qoraxdda ama(Solar Power) iyo Wind Power harvesting korontadda ka dhalata dabaysha.

We like to keep our environment in Somaliland protected and to be used in a manner that will benefit the whole society. We like to disuse on how can we protect our environment for as and the future generations to come.

Lesson and advise are given here to find ways to organize and mobilize troops everywhere to protect our natural resources and our environment.